Exclusive Deals & Quality Products
Explore top-tier items curated specifically for your workflow with competitive wholesale values.
Products
M47 Bone Conduction Wireless Headphones
🎧 Lenovo M47 Wireless Earbuds Bluetooth 🎧 ✅ Cod tayo sare leh oo nadiif ah ✅ Bluetooth xiriir degdeg ah oo xasilloon ✅ Naqshad raaxo leh oo dhegaha si fiican ugu fadhiisata ✅ Battery waqti dheer soconaysa ✅ Ku habboon wicitaannada, muusigga iyo ciyaaraha 💰 QIIMO-DHIMIS GAAR AH 📦 Free Delivery gudaha Muqdisho 📞 Dalbo hadda: 61 7665667 🏪 CANUUNI Electronic and Repairing Ku hel adeeg degdeg ah iyo alaab tayo leh. Soo dhawoow macmiil!
Laptop Stand
💻 Laptop Stand-ka casriga ah ee kuu fududeynaya shaqada iyo waxbarashada! ✨ ✔️ Dherer iyo xagal la hagaajin karo ✔️ Ka hortag kuleylka laptop-ka ✔️ Laablaabmaya oo si fudud loo qaadan karo ✔️ Ku habboon laptop-yada kala duwan ✔️ Naqshad adag oo qurux badan 🔥 Ku shaqee si raaxo leh meel kasta — guriga, xafiiska ama jaamacadda. 📞 Dalbo hadda: +252617665667 🚚 Free Delivery gudaha Muqdisho 🏢 CANUUNI Electronic and Repairing